Jen. Tigabu Yilma oo maanta tagaya Kismaayo iyo xog ku aadan u jeedka Socdaalkiisa

Warar lagu kaloonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ay kusii jeedaan Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Jen. Tigabu Yilma iyo saraakiil uu hogaaminayo. Jen. Tigabu Yilma oo u dhahay Itoobiya ayaa Kismaayo u tagaya xalinta xiisad ka dhalatay diyaarad milatari ay leedahay Itoobiya lana socdeen ciidamo … Continue reading  Jen. Tigabu Yilma oo maanta tagaya Kismaayo iyo xog ku aadan u jeedka Socdaalkiisa